Dowlada Soomaaliya oo heshiis Is afgarad la saxiixatay dowlada Mauritania
July 10 (Jowhar)- Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo Muwaadiniinta Mauritania ee Dibadda, Mudane Maxamed Saalim Marzuuq, kulankan ayaa ka dhacay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mauritania. Shirkaan […]
7/10/2026 9:06:21 AM