Hay’ada Nabad Sugida oo howlgalo ka fulisay Muqdisho Iyo Beledweyne
July 12 (Jowhar)-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley, kaas oo lagu bartilmaameedsaday laba xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab. Howlgalka ayaa lagu dilay hal xubin oo ka tirsaneyd Al-Shabaab, halka xubintii kale lagu dhaawacay. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in […]
7/12/2026 1:32:18 AM