Maraykanka oo ku soo rogay xayiraad Iran bilaabayna inuu canshuur ka qaado maraakiibta
July 13-(Jowhar)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanku uu dib u soo celinayo xayiraaddii uu saaray maraakiibta Iiraan ee Khaliijka, wuxuuna hubin doonaa in Marinka Hormuz uu furnaado. Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu doonayo inuu la wareego gacanka Hormuz, wuxuuna sheegay in Mareykanka laga siin doono lacag badan ilaalinta marin biyoodka […]
7/13/2026 9:01:40 AM