Calanka Soomaaliya oo muddo saddex cisho ah hoos loo dhigey
July 13-(Jowhar)-Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hoos loo dhigay, kadib amar kasoo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la xiriira Dowlada Soomaaliya ayaa amartay in calanka Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya hoos loo dhigo muddo saddex maalmood ah geerida ku timid Amiirkii hore ee dalka Qatar Sheekh Hamad Bin Khalifa Al Thani oo shalay geeriyooday awgeed. […]
7/13/2026 2:12:24 AM