Trump oo ka laabtay lacagtii 20% ee uu kusoo rogay marinka Hormuz
July 14-(Jowhar)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu ka laabtay go’aankiisii ku saabsanaa canshuurta boqolkiiba 20ka ah ee uu ku soo rogay Marinka hormuz. Donald Trump ayaa ku sheegay bartiisa Truth Social inuu go’aansaday inuu beddelo lacagta magdhowga ee 20% ee la xiriirta marin-biyoodka Hormuz, isagoo ku beddelaya heshiisyo ganacsi iyo maalgashi oo ay […]
7/14/2026 10:57:54 AM