Dagaalka Maraykanka iyo Iran oo sii xoogeystey iyadoo la duqeeyay Urdun iyo Baxreyn
July 14-(Jowhar)-Milatariga Mareykanka ayaa habeenkii saddexaad qaaday weeraro ka dhan ah Iiraan ka dib markii Madaxweyne Donald Trump uu sheegay inuu dib u soo celinayo xayiraaddii uu saaray maraakiibta Iran. Taliska Dhexe ee Ciidamada Maraykanka, ayaa ku dhawaaqay inuu soo afjaray mowjaddii weerarrada ee uu ku qaaday Iran. CENTCOM ayaa sheegtay in hawlgal socday shan […]
7/13/2026 11:24:06 PM