Deni; “Ma jiro wax canshuur ah oo lagu soo kordhiyay badeecadaha dekeda Boosaaso”
July 15-(Jowhar)-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa beeniyay in dekeda Boosaaso xiran tahay isla markaana uu maamulkiisu soo kordhiyay canshuuro. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in aysan jirin cashuur ay kordhisay dowladda, balse ay jirto khidmado laga qaadayo maraakiibta ku soo xirta janbiyada dekedda oo ay soo kordhisay […]
7/15/2026 8:51:49 AM